Ciidamada Amaanka oo gacanta ku dhigay Burcad shacabka dhibaato ku hayay (Sawirro)

Ciidamada amaanka ee ka howlgala magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay kooxo burcad ah oo dhac iyo dhibaatooyin kalaba ku hayay shacabka ku dhaqan magaaladaasi. Kooxdan burcada ah ayaa dadka ka qaadan jiray moobeelada iyo agabyada kale ay wataan, waxa ayna burcadan inta badan dadka ku dhici jireen ,biskoolado iyo mindiyo … Continue reading Ciidamada Amaanka oo gacanta ku dhigay Burcad shacabka dhibaato ku hayay (Sawirro)